
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Uganda
MUQDISHO, 17 May – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Sarreeye Guud Sam Okiding, Taliye ku-xigeenka Ciidanka …